- Get link
- X
- Other Apps
Kusodawadha QEYBTI 2
Asc wall ibrahim iga raali noqo wixii dhacAywaxay ahayeen wax qadarnaa calafka ayaa nakala kexeeyay haddan ku khayanay iga raali noqo hada waxan ahay xaas oo markaan ku wayay ayaan iska aroostay
Runtii waan qaracmay oo an garan wayay mesha layga jiroy gawadhi darteed aan tahriib ugalay oo xabsi iyo dhibata umaray oo manta iiga baxday waxbo yanan war kugu daalinin ugu danbeyn waan iska samray bishii tobnaad ee isla sanadkii tagayee 2012 Ayaay isoo wacday oo aay igu oysay oo ay qomameysay.
Laakin waan ku gacan seeyray kuna iri kuma rawo telkeyga iidda iyo erayo lamid ah lakin hadana waxaay isoo dirtay saaxibey
c/rizaaq. oo ogaa dhamaan wixii dhacay wuxuuna iga codsanayaa marlawaad inaan fatima xiriir la bilaawo ee ila taliya gawadhaas xiriirkii lama cusbooneysiyaa maadaama aay. Aay ka qoomameeyneeso khaladkii aay iga gashay ama maadama aaymar i qayaantay bataatan waan iskaxiraa xiriirkeeda
Waa walalkin feisal Ahmed
Fadlan lawadhag asxabtadha
Igalasoxariir email: afeisal666@gmail.com
Comments
Post a Comment